Ciyaaryahan Caan ahaa oo toogasho lagu dilay (Daawo Sawirada)

Kooxo hubeesan ayaa toogasho ku dilay Mark Batchelor oo ahaa ciyaartoy caan kasoo noqday dalka Koonfur Afrika una soo ciyaaray kooxo kala duwan oo ka ciyaara horyaalka dalkaasi. Booliiska ayaa sheegay in rag hubeesan oon wali heebtooda la aqoonsan ay toogteen  Mark Batchelor xili uu gaari ku marayay meel ku dhaw gurigiisa oo kuyaala magaalada Johannesburg. Col Lungelo … Continue reading Ciyaaryahan Caan ahaa oo toogasho lagu dilay (Daawo Sawirada)